Kursigii Sheekh Shariif la siiyay iyo kursi kale oo la isku heesto oo doorashadiisa dib loo dhigay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa xalay shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka oo la filayo in dhawaan doorashadooda ka dhacdo magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle. Kuraasta ay xalay  shaaciyeen guddiga doorashada Hirshabelle ayaa doorashadooda dhammaan waxa ay ka dhaceysaa magaalada Jowhar, mana jiro ilaa hada wax kursi ah oo yaala … Continue reading Kursigii Sheekh Shariif la siiyay iyo kursi kale oo la isku heesto oo doorashadiisa dib loo dhigay